Dhacdooinka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub ( War-Saxaafadeed Daawo Sawiro)
Muqdisho, February 8, 2012—-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha Arrimaha Dibedda iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey Ergeyga gaarka ah ugana mahadcelinayey imaatinkiisa Muqdisho kana codsaday in EU ay labo jibaarto dadaalkooda ku aadan sidii Shacabka Soomaaliyeed loogu heli lahaa nabad iyo amni waara. Waxey kaloo si gaar ah uga hadleen qorshaha iyo istraatejiyada Dowladda Soomaaliya ee ku wajahan goobaha iyo gobolada laga xorreeyey Al-Shabaab si shacabkaas loo gaarsiiyo adeegyada bulshada iyo gar-gaarka bani’aadanimo, lagalana shaqeeyo sidii shacabkaas ay u sameysan lahaayeen guddiyo amni iyo maamul ay iyagu doorteen.

Kulankan waxaa sidoo kale looga hadlay shirka London iyo sidii ay beesha caalamka ay hal meel uga soo wada jeesan lahaayeen xal u helidda arrimaha Soomaaliya, oo kulanka aad looga qiray inay jirto fursad dahabi ah oo Xukuumadda ay ku guuleysatay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin amniga iyo xasilinta waddanka.

Ergeygan Gaarka ah ayaa dhowaan Midowga Yurub u magacaabeen inuu wakiil uga noqdo Geeska Afrika oo uu sheegay inuu mudnaanta siinayo Soomaaliya. Waxaa muuqata dadaal weyn oo ay caalamku ugu soo jeesteen arrimaha Soomaaliya ka dib markii Xukuumadda ay guulo waaweyn ka sameeyey dhan walbo sida amniga, dastuurka cusub, dib-u-habeynta baarlamaanka, xiriirka maamulada iyo Dowladda dhexe iyo maamul wanaaga.

—-Dhamaad——

Garad Salad Hersi

Communication Director, office of the PM

Mobile: +252-615536608

+252-6-2536608

Mogadishu, Somalia

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Jery Rowlings oo Muqdisho ka Bilaabay Dhex Dhexaadinta Mudanayaasha Baarlamaanka KMG ah
Muqdisho ( DHM-News ):- Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Jery Rowlings iyo wafti uu hoggaaminaayo oo shalay gelinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa waxay u imaadeen sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen garabyada Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya.

Waftiga oo xalay maqribnimadii soo gaaray maagalada Muqdisho ayaa kulamo la qaatay Madaxweynaha Dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo Raysla wasaaraha Xukuumadda KMG ah Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, waxayna kala hadleen sida ugu fudud ee loo demin karo muranka xooggan ee ka dhex aloosan mudanayaasha Baarlaamanka KMG ah.

Kadib kulamada ayaa waxaa saxaafadda la hadlay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Jery Rowlings waxaana uu sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo xallinta muranka Baarlamaanka iyo dhamaan dhibaatooyinka dalka Soomaaliya ka taagan.

Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Jery Rowlings ayaa waxaa la filaayey in uu isla maanta ka qayb galo kulan ay Xildhibaanada Baarlamaanku ku yeesheen xarunta golaha shacabka, hase yeeshee ilaa iyo hadda ma tegin.

Shalay ayaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka KMG ah gaar ahaana garabka Madoobe Nuunow Maxamed waxay sheegeen in ay diyaar u yihiin dhex dhexaadinta uu wado Jery Rowlings iyo dhinacyada kale ee ay dhibayso kala qaybsanaan mudanayaasha Baarlamaanka KMG ah.

Saacadaha iyo maal maha soo aadan ayaa la filaayaa in Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Jery Rowlings iyo waftigiisa ay bilaabaan kulamo lagu dhex dhexaadinaayo garabyada Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Wafti ka Socda Midowga Yurub oo Muqdisho Soo Gaaray Lana Kulmay Masuuliyiinta Dawladda KMG ah
Muqdisho ( DHM-News ):- Wafti ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta Dawladda KMG ah ee Soomaaliya.

Waftiga ka socday Midowga Yurub ayaa waxaa hoggaaminaayey wakiilka Midowga Yurub ee geeska Africa Alxsender Rondos, waxayna kulamo la qaateen Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali iyo masuuliyiin kale.

Markii ay soo dhamaadeen kulamadii ay masuuliyiinta ka socda Midowga Yurub ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay Dr C/weli Maxamed Cali iyo Alxsender Rondos waxayna ka warameen waxyaabaha ay ka wada hadleen.

Ugu horayn Raysal wasaare Gaas ayaa sheegay in kulamadooda ay uga hadleen sidii uu Midowga Yurub u sii wadi lahaa taageerada Dawladda KMG ah ee Soomaaliya, sidoo kale waxyaabaha ay ka wada hadleen waxaa kamid ahaa shirka 23-da bishaan ay Dawladda Britain Soomaalida ugu qaban doonto magaalada London.

Alxsender Rondos wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha geeska Africa oo isagana ka hadlay shirka jaraa’id ayaa waxa uu sheegay in ay u yimaadeen sidii ay qiimayn ugu samayn lahaayeen xaaladda Soomaaliya oo muddooyinkan kasoo hagaagaysa sidii hore.

Sidoo kale Alxsender Rondos waxa uu been abuur ku tilmaamay in Soomaaliya dib loogu celinaayo gumaysi waxaana uu tilmaamay in aanay suuragal ahayn gumaysiga dal madax banaan oo ka diiwaan gashan Qaramada Midoobay, waxaana uu intaasi ku daray in hadaladaasi la rabo in meesha looga saaro dadaalada lagu nabadaynaayo Soomaaliya.

Booqasha ay maanta magaalada Muqdisho ku yimaadeen waftiga ka socda Midowga Yurub ayaa qayb ka noqonaysa safarro kala duwan oo ay muddooyinkan ku imaanaayeen dalka wufuud caalami ah.

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Ciidamada Dawladda oo Maanta Xoog ku Raray Dadkii Deganaa Dugsigii Tababarka ee Degmada Waaberi
Muqdisho ( DHM-News ):- Ciidamada Dawladda KMG ah ayaa howlgallo xoog leh oo dadka looga saaray dhismooyinka danta guud ka sameeyey dugsigii farsamada ee degmada Waabari oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys.

Ciidamada Booliska Dawladda KMG ah ayaa saaka hawlgallo ballaaran oo dadka looga raraayo dhismayaasha Dawladda waxay ka bilaabeen dugsigii hore ee tababarka ee Buulo Tigniko halkaasi oo ay deganaayeen boqolaal qoys oo muddo ku noolaa deegaanka.

Ciidamada ayaa digniin hore kadib saaka si xoog ah dadka uga saaray dugsigii hore ee tababarka, waxaana la arkaayey dad badan oo alaabtooda ka raranaaya alaabtii iyo carruurtii, waxaana jira qaar kamid ah oo cabasho muujiyey.

Qaar kamid ah dadka laga raray Buulo Tigniko ayaa waxay sheegeen in saaka xoog looga saaray guryahoodii iyadana oo aan la siin wax magdhow ah iyo meelo kale oo ay degaan maadaama laga saaray deegaankii ay horay muddada badan ugu noolaayeen.

Ka saarista deegaanka Buulo Tigniko ee dadka deggan ayaa waxay qayb ka tahay hawlgallo ballaaran oo dadweynaha looga saaraayo dhismayaasha Dawladda oo la rabo in 21-sano kadib lagu qabto hawlaha guud ee dalka.

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Dawladda Britain oo Walaac ka Muujisay Muwaadiniin British ah oo Tababarro Kusoo Qaatay Soomaaliya‏
Warbixin laga soo saray dalka Briten oo ka digtay hanjabaadaha kaga imaanaya muwadininteeda British-ka ah oo tababaro kusoo qaatay gudaha dalka Soomaalia, islamarkaana waxaa ay shaaca ka qatay Britain in muwaadiniinteedu lagu soo tababaro Soomaaliya ay dhibaato adag ku hayaan.

Warbixintaani oo laga soo saaray Machadka daraasadka amniga iyo difaacaa (ROSI) ee London ayaa ka digtay in boqortooyada dalka Biriten ay wajahayso handadaado is daba joog ah oo kaga imaanaya kooxaha argagaxisada oo soo dhamaystay tababarada ay kusoo qaadanayaan dalka dibadisa.

Hay’adda Idaacada BBC-da oo warbixinta soo xigatay ayaa sheegtay in ku dhawad 50-muwadinin Biritish ah ay ka barbar dagaalamayaan xarakada Alshabaab ee Soomaalia, kuwaa oo ay sheegtay in loo adeegsan doono qibradahooda in ay ka dagaalamaan dalkasii Biriten.

WarbixintaAni ayaa waxaa ay kusoo beegmaysaa waqti la sheegay in 120-kamid ah Ururka Al-qaeda oo ka tagay Soomaalia ay gaaren dalka Yemen

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee Jubbada Hoose oo ka Warbixiyey
Badhaadhe ( DHM-News ):- Saraakiisha Ciidamada Dawladda KMG ah ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ka warbixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee gobolka ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay.

Afhayeenka Ciidamada Dawladda KMG ah ee gobolka Jubbada Hoose Maxamed Daahir Daahir Faarax ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanada Dalaayad iyo Wadajir oo katirsan degmada Badhaadhe ay khasaare ballaaran ku gaarsiiyeen Al shabaab sida uu sheegay.

Maxamed Daahir Faarax waxa uu intaasi ku daray in 2-askari ay kaga dhaawacmeen dagaalka, dhanka Al shabaab ayaa waxa uu sheegay in ay dagaalkii ka dhacay Dalaayad uga dileen ilaa sagaal dagaalyahan oo kamid ahaa kuwa Al shabaab.

Afhayeenka Ciidamada Dawladda waxa uu tilmaamay in dagaalku sii socon doono iminkana ay kaabiga ku hayaan magaalada Kismaayo, “Kismaayo waxaan hadda dhanka xeebta uga jirnaa 105-km, lamana yaabo in dagaalku istaago ilaa aan gobolka wada qabsano”, ayuu yiri Afhayeenka Ciidamada Dawladda KMG ah.

Dhanka kale Afhayeenka Ciidamada Dawladda ee gobolka Jubbada Hoose waxa uu ka hadlay duqaymo iyo dagaallo goos goos ah oo ka dhacay qaybo kale oo kamid ah gobolka Jubbada Hoose, waxaana uu sheegay in dhamaan deegaanadaasi ay khasaare ku gaarsiiyeen Al shabaab.

Wararka saaka naga soo gaaraaya gobolka Jubbada Hoose ayaa soo sheegaaya in xaaladdu deggan tahay walow ay meelo badan oo ay isku hor fadhiyaan labada dhinac saaka laga dareemaayo xiisado dhalinkara dagaallo hor leh.

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

War Deg Deg ah: “Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle”
Buuhoodle ( DHM-News ):- War deg deg ah oo iminka naga soo gaaraaya degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa soo sheegaaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka uu saaka dib uga qarxay duleedka Buuhoodle.

Dagaalka oo ah mid la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu ka socdaa duleedka magaalada magaalada Buuhoodle, waxaana mar kale soo qaaday Ciidamada Somaliland oo muddooyinkan weerarro ku hayey shacabka SSC.

Dagaalka ka socda duleedka Buuhoodle ilaa iyo hadda warar faah faahsan kama soo bixin khasaaraha ka dhashay, hase yeeshee dagaalka oo la sheegay in uu ka xooggan yahay kuwii hore ayaa saaka abaaro 7-dii subaxnimo waxa uu ka qarxay deegaano u jira Buuhoodle 40-km kagana aadan dhanka degmada Burco.

Goobaha dagaalku ka socda ayaa waxaa kamid ah deegaanka Sool joogto oo ay ugu yaraan afar mar ku dagaalameen labada dhinac ee Ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka.

Warar iskhilaafsan ayaa kasoo baxaaya jiidaha dagaalku ka socda, degmada Buuhoodle oo ahayd meesha ay rabto in ay Somaliland qabsato, hase yeeshee ay xoogga isaga caabiyeen dadka deegaanka ayaa waxaa ka socda gurmadka loo diraayo jiidda dagaalka waxaana kusii qul qulaaya malayshiyo badan oo kamid ah kuwa deegaanka.

15-kii bishii January ayaa Somaliland waxay dagaal gaadmo ah kusoo qaaday degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn hase yeeshee waxaa xooga uga saaray magaalada dadka deegaanka dagaalka waxa uu hadda ka socda meel u jirta Buuhoodle 40-km.

Wixii kasoo kordha kala soco Dhacdooyinkna.com

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Raysal Wasaare Gaas: “Dawladda Talyaaniga Waan Kala Hadalnay
Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ayaa sheegay in ay Dawladda Talyaaniga kala hadleen sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmaan xeebaha Talyaaniga marka ay tahriibaan.

Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatada dadka Soomaaliyeed ay kala kulmaan xeebaha Talyaaniga marka ay tahriibaan.

Waxa u sheegay in ay Dawladda Talyaaniga kala hadleen sidii ay il gaar ah ugu eegi lahayd dad badan oo hadda ku dhibaataysan xeebaha Talyaaniga iyo jasiiradaha ka agdhow.

“Waan kala hadalnay Talyaaniga sidii ay il gaar ah ugu eegi lahayd dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan xeebaheeda iyo jasiiradaha ka dhow wayna naga aqbaleen masuuliyiinta Talyaaniga”, ayuu yiri Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah.

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee safarka tahriibka ku ah aada Talyaaniga ayaa waxay dhibaatooyin badan kala kulmaan badda u dhexaysa Libiya iyo Talyaaniga, marka ay galaan gudaha Talyaaniga ayaa waxay kala kulmaan dhibaatooyin kale.

Turkiga oo Beeniyey in uu Raashin Dhacay Keenay Soomaaliya
Muqdisho ( DHM-News ):- Dawladda Turkiga oo si caro leh uga jawabatay hadal kasoo yeeray Al shabaab ayaa sheegtay in ay Soomaaliya u timi sidii ay u caawin lahayd dadka dhibaataysan.

Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Jamaalu Diin Keeni Tuuran oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay hadal kasoo baxay Al shabaab kaasi oo ku aadan in ay dalka keeneen raashin dhacay.

Safiirku waxa uu sheegay in Dawladda Turkigu ay Soomaaliya u timi sidii loo caawin lahaa dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan, waxaana uu meesha ka saaray jiritaanka wararka kasoo baxay Al shabaab.

Raashinka gargaarka ah ee ay keenaan Soomaaliya ayaa waxa uu ku sheegay safiirku in uu yahay mid tayo wanaagsan oo laga soo baaray caafimaadkiisa, waxaana uu tilmaamay in raashin uusan wakhtigiisu dhamaan uun sii jiri karo sanado kale.

Jamaalu Diin Keeni Tuuran safiirka Soomaaliya u fadhiya Dawladda Turkiga ayaa waxa intaasi ku daray in Turkiga xilligii Dawladdii islaamiga ahayd ee Cismaaniyiinta ay taageero siin jirtay Suldaan Axmed Guray oo markaasi ka dagaalami jiray Soomaaliya hadana ay rabaan in ay sii wadaan xiriirka soo jireenka ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo

Turkiga.

Dhowaan ayaa war lagu baahiyey Idaacadda ku hadasha Afka Al shabaab ee Al Andulus waxaa lagu sheegay in raashinka ay Dawladda Turkiga ka qaybiso Soomaaliya uu wakhtigiisu dhacay isla markaana ay jiraan dad ay dhibaato kasoo gaartay.

Xog hoose oo aan ka helay eedaynta Al shabaab ee Dawladda Turkiga ayaa sheegaysa in ay ka dhalatay kadib markii ay shabaabku dalbadeen in ay raashinka gacantooda ku qaybiyaan taasina waxaa ka dhega adaygtay Dawladda Turkiga oo sheegtay in cid kasta oo dhibaataysan ay gacantooda wax ugu qaybin doonaan, iyadoo markii dambena ay shabaabku warkaasi ka baahiyeen si ay joojiyana gargaarka Turkiga.

Dawladda Turkiga ayaa gargaar isugu jira dhinacyo kala duwan iyo taageero ballaaran oo dhinac kasta xilligana siisa Soomaaliya, waxaana iminka socda mashaariic badan oo Turkigu ka wado gudaha magaalada Muqdisho.

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com

Dagaallo Xooggan oo Saaka ka Dhacay Qaybo Kamid ah Muqdisho
Muqdisho ( DHM-News ):- Dagaallo aad u xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Dawladda KMG ah oo garabsanaaya kuwa AMISOM ayaa saaka ka dhacay qaybo kamid ah degmooyinka waqooyi Bari ee gobolka Banaadir.

Dagaalada saaka oo ahaa kuwo la isku adeegsaday hubka noocayadiisa kala duwan ayaa intiisa badan waxa uu ka dhacay degmada Kaaraan, goobaha uu ka dhacay waxaa kamid ahaa xaafadda Xaliimo Hiite, Buurta Diikow iyo deegaano kale oo katirsan Kaaraan.

Sidoo kale goobaha ay dagaaladu ka dhaceen ayaa waxaa kamid ah qaybo kamid ah degmada Yaaqshiid sida Jaamacadda Muqdisho iyo Qabuuraha Barakaat.

Al shabaab ayaa weerarka soo qaaday waxayna dhanka degmada Kaaraan kasoo galeen deegaanada duurka sida deegaanka Galgalato oo ay inta badan kasoo weeraraan halkaasi.

Hubka la isku adeegsanaayo dagaalka saaka oo ay qayb ka ahaayeen PM-ka iyo Kaaraha ayaa waxaa laga maqlaayey saaka markii dagaalku qarxay qaybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho maadaama xilligu subax ah yahay oo wajigu deggan yahay.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka saaka, waxaana la sheegay in ay jiraan madaafiic ku dhacday guryo ay ku jirtaan dad rayid ah.

Saraakiil katirsan kuwa Dawladda KMG ah oo aan arrimaha dagaalka saaka wax ka waydiinay ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerarro gaadmo ah oo uga yimi dhanka Al shabaab.

DHM-Radio

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Mar Walba Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Soomaaliya iyo Xaaladaha Kala Duwan ee Dalka ka Dhaca

NA  GALA   SOO XIRIIR:-  Kubiir Facebook

http://www.facebook.com/pages/Dhacdooyinka/186407684740512?ref=ts

dayax201@hotmail.co.uk, Jjofane@gmail.com, Falanqaynta@Dhacdooyinka.com