Home » WARARKA MAANTA You are browsing entries filed in “WARARKA MAANTA”

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee Jubbada Hoose oo ka Warbixiyey

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee Jubbada Hoose oo ka Warbixiyey

      Badhaadhe ( DHM-News ):- Saraakiisha Ciidamada Dawladda KMG ah ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ka warbixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee gobolka ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay.   Afhayeenka Ciidamada Dawladda KMG ah ee gobolka Jubbada Hoose Maxamed Daahir Daahir Faarax ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanada Dalaayad [...]

February 8th, 2012 | Posted in GOBOLADA, TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

War Deg Deg ah: “Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle”

War Deg Deg ah: “Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle”

      Buuhoodle ( DHM-News ):- War deg deg ah oo iminka naga soo gaaraaya degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa soo sheegaaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka uu saaka dib uga qarxay duleedka Buuhoodle.   Dagaalka oo ah mid la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan [...]

February 8th, 2012 | Posted in GOBOLADA, TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Raysal Wasaare Gaas: “Dawladda Talyaaniga Waan Kala Hadalnay

Raysal Wasaare Gaas: “Dawladda Talyaaniga Waan Kala Hadalnay

      Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ayaa sheegay in ay Dawladda Talyaaniga kala hadleen sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmaan xeebaha Talyaaniga marka ay tahriibaan.   Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa [...]

February 8th, 2012 | Posted in TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Turkiga oo Beeniyey in uu Raashin Dhacay Keenay Soomaaliya

Turkiga oo Beeniyey in uu Raashin Dhacay Keenay Soomaaliya

      Muqdisho ( DHM-News ):- Dawladda Turkiga oo si caro leh uga jawabatay hadal kasoo yeeray Al shabaab ayaa sheegtay in ay Soomaaliya u timi sidii ay u caawin lahayd dadka dhibaataysan.   Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Jamaalu Diin Keeni Tuuran oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu been [...]

February 8th, 2012 | Posted in GOBOLADA, TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Dagaallo Xooggan oo Saaka ka Dhacay Qaybo Kamid ah Muqdisho

Dagaallo Xooggan oo Saaka ka Dhacay Qaybo Kamid ah Muqdisho

      Muqdisho ( DHM-News ):- Dagaallo aad u xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Dawladda KMG ah oo garabsanaaya kuwa AMISOM ayaa saaka ka dhacay qaybo kamid ah degmooyinka waqooyi Bari ee gobolka Banaadir.   Dagaalada saaka oo ahaa kuwo la isku adeegsaday hubka noocayadiisa kala duwan ayaa intiisa badan waxa uu ka dhacay [...]

February 8th, 2012 | Posted in TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Al Shabaab oo Weerary Fariisin Ciidamada Ethiopia iyo Meydad Hor Leh

Al Shabaab oo Weerary Fariisin Ciidamada Ethiopia iyo Meydad Hor Leh

      Beledweyne ( DHM-News ):- Wararka naga soo gaaraaya maagalada Beledweyne ayaa soo sheegaaya in dagaalyahanada Al shabaab ay saaka weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisin ay Ciidamada Ethiopia ku lahaayeen dhanka Bari ee magaalada.   Fariisinka oo ku yaalla meel 1-km u jirta Kankundishe oo ah dhanka Bari ee magaalada Beledweyne ayaa [...]

February 8th, 2012 | Posted in GOBOLADA, TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Wasaaradda Warfaafinta oo barakacayaasha u qeybisay raadiyeyaal

Wasaaradda Warfaafinta oo barakacayaasha u qeybisay raadiyeyaal

Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa billowday qeybinta illaa 6 kun oo raadiye oo loogu talo galay dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho. Qeybtii koowaad oo dhan 1,000 raadiye waxaa maanta laga qeybiyay xerada Badbaado oo ah tan ugu weyn ee ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah. Raadiyeyaasha waxaa maanta la guddoonsiiyay [...]

February 7th, 2012 | Posted in TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Warsaxaafadeed R.W. oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku tegay dalalka Italy, Kenya iyo Dbouti

Warsaxaafadeed R.W. oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku tegay dalalka Italy, Kenya iyo Dbouti

Muqdisho, February 7, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho ka dib safarro uu ku soo kala bixiyey Rome, Nairobi iyo Djibouti. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka Talyaaniga 29kii Janaayo ilaa iyo 1dii Febraayo ka dib markii uu casuumaad rasmi [...]

February 7th, 2012 | Posted in TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

War Deg Deg ah: “Al Shabaab oo Laga Qabsaday Deegaanka Dalaayad Kadib Dagaal Socday Saacado Badan”

War Deg Deg ah: “Al Shabaab oo Laga Qabsaday Deegaanka Dalaayad Kadib Dagaal Socday Saacado Badan”

Kudhaa ( DHM-News ):- War deg deg ah oo iminka naga soo gaaraaya gobolka Jubbda Hoose ayaa soo dheegaaya dagaal xooggan uu maanta inta u dhexaysa degmada Badhaadhe iyo Jasiiradda Kudhaa ku dhexmaray Ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al shabaab. Dagaalka oo kamid ahaa kuwii ugu xooganaa ee gobolka ku dhexmara labada dhinac ayaa waxa uu [...]

February 7th, 2012 | Posted in TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »

Raysal Wasaare Gaas oo Dalka Kusoo Laabtay, Kana Warbixiyey Safaradii uu ku Tegay Talyaaniga, Kenya iyo Jabuuti

Raysal Wasaare Gaas oo Dalka Kusoo Laabtay, Kana Warbixiyey Safaradii uu ku Tegay Talyaaniga, Kenya iyo Jabuuti

Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyey safaradi uu kusoo maray dalalka Talyaaniga, Kenya iyo Jabuuti iyo shirar uu kaga soo qayb galay dalalkaasi. Raysla wasaare Gaas ayaa markii uu maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa [...]

February 7th, 2012 | Posted in TOP NEWS, WARARKA MAANTA | Read More »