05:03 pm | Xusuula ( DHM-News ):- Iska hor imaad khasaare geystay ayaa deegaanka Xusuula ee gobolka Galguduud ku dhexmaray kooxahii Burcadbadeedd ahaa ee dhowaan ka badbaadya weerarkii Maraykanka iyo malayshiyaad deegaanka ah. Weerarka oo ahaa...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

01:30 pm | The 24- jirkaan weerarka ugu ciyaaro kooxda Barcelana ayaa nolashiisa  ku qaatay inta badan dalka  Spain,  waxan modooyinka danbe soo badanaayay taageerayasha  xulkiisa ee dhalilah u jeedinaaya ciyaaryahanka Lionel Messi ayaa qirtay in...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

12:44 pm | Cadaado ( DHM-News ):- Malayshiyaadka maamulka isku magcaabay Ximin iyo Xeeb ee degmada Cadaado ayaa maanta si sharci darro ah ugu xiray gudaha degmadaasi wakiilkii warbaahinta Dhacdooyinka ee gobolada Dhexe Siciid Cismaan Gabayre...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

12:39 pm | Gaalkacyo ( DHM-News ):- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta la gaarsiiyey dad u badan haween iyo carruur kusoo dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay duleedka magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

12:28 pm | Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisho waxayna kusii jeedaan magaalada Rome ee xarunta dalka Talyaaniga. Raysal wasaare Dr...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

12:25 pm | Adis Ababa ( DHM-News ):- Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya iyo wafti u hoggaaminaayo oo saaka ka duulay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Adis Ababa ee xarunta Ethiopia. Madxaweyne Shariif ayaa waxaa...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

12:22 pm | Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyey qaar kamid ah xubnaha go;laha wasiirada Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, arrintaan oo muddo la hadal...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

06:32 am | Nabiibiya ( DHM-News ):- Dhalinyaro Soomaali ah oo ku dhibaataysan xabsiyo ku yaalla dalka Nabiibiya ayaa codsaday in laga gacan siiyo sidii looga siidayn lahaa xabsiyada oo ay qaarkood ku jireen muddo sanad...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

06:23 am | Muqdisho ( DHM-News ):- Afhayeenka xarakada Al shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa ka hadlay dagaalada ka socda gobolada dalka iyo hawlgalada ay wadaan Ciidamada Dawladaha Ethiopia iyo Kenya. Cali Dheere...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

06:20 am | Buuhoodle ( DHM-News ):- Faah faahin ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaallo shalay galabnimadii ku dhexamaray duleedka degmada Buuhoodle Ciidamada maamulka Somaliland iyo dadka deegaanka SSC gaar ahaana Buuhoodle. Dagaalka ayaa ka...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

06:15 am | Muqdisho ( DHM-News ):- Dagaallo ayaa habeenimadii xalay ilaa saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho waxayna dhexmareen Ciidamada Dawladda KMG ah oo garabsanaaya AMISOM iyo Al shabaab. Dagaalada ahaa kuwa xooggan...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

MUNASABAD LAGU CAWINAYO DAD NAFADA AH OO KA DHACDAY DEGMADA GURICEEL

DHM-TV

WARARKA MAANTA

Burcadbadeeddii ka Badbaaday Weerarkii Maraykanka iyo Dadka Deegaanka oo ku Dagaalamay Deegaanka Xusuula ee Gobolka Galguduud »

Burcadbadeeddii ka Badbaaday Weerarkii Maraykanka iyo Dadka Deegaanka oo ku Dagaalamay Deegaanka Xusuula ee Gobolka Galguduud

05:03 pm | Xusuula ( DHM-News ):- Iska hor imaad khasaare geystay ayaa deegaanka Xusuula ee gobolka Galguduud ku dhexmaray...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

War Deg Deg ah: “Ximin iyo Xeeb oo Si Sharci Darro ah Cadaado Ugu Xirtay Wakiilkii Dhacdooyinka ee Gobolada Dhexe” »

War Deg Deg ah: “Ximin iyo Xeeb oo Si Sharci Darro ah Cadaado Ugu Xirtay Wakiilkii Dhacdooyinka ee Gobolada Dhexe”

12:44 pm | Cadaado ( DHM-News ):- Malayshiyaadka maamulka isku magcaabay Ximin iyo Xeeb ee degmada Cadaado ayaa maanta si...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Qaar Kamid ah Dhaawacyadii Dagaalkii Buuhoodle oo Maanta Gaalkacyo La Gaarsiiyey »

Qaar Kamid ah Dhaawacyadii Dagaalkii Buuhoodle oo Maanta Gaalkacyo La Gaarsiiyey

12:39 pm | Gaalkacyo ( DHM-News ):- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta la gaarsiiyey dad u...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Raysal Wasaaraha XukuumaddaKMG ah iyo Wafti uu Hoggaaminaayo oo Maanta u Ambabaxay Rome »

Raysal Wasaaraha XukuumaddaKMG ah iyo Wafti uu Hoggaaminaayo oo Maanta u Ambabaxay Rome

12:28 pm | Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Madaxweyne Shariif iyo Wafti uu Hoggaminaayo oo Gaaray Magaalada Adis Ababa Kana Qayb Gelaaya Shir Madaxeedka Africa »

Madaxweyne Shariif iyo Wafti uu Hoggaminaayo oo Gaaray Magaalada Adis Ababa Kana Qayb Gelaaya Shir Madaxeedka Africa

12:25 pm | Adis Ababa ( DHM-News ):- Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya iyo wafti u hoggaaminaayo oo saaka...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Raysal Wasaare Gaas oo Isku Shaandheyn ku Sameeyey Golaha Wasiiradda [ Warsaxaafadeed ] »

Raysal Wasaare Gaas oo Isku Shaandheyn ku Sameeyey Golaha Wasiiradda [ Warsaxaafadeed ]

12:22 pm | Muqdisho ( DHM-News ):- Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyey...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Dhalinyaro Soomaali ah oo Muddo ku Dhow Sanad ku Dhibaataysan Xabsi ku Yaalla Dalka Nabiibiya »

Dhalinyaro Soomaali ah oo Muddo ku Dhow Sanad ku Dhibaataysan Xabsi ku Yaalla Dalka Nabiibiya

06:32 am | Nabiibiya ( DHM-News ):- Dhalinyaro Soomaali ah oo ku dhibaataysan xabsiyo ku yaalla dalka Nabiibiya ayaa codsaday...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Afhayeenka Al Shabaab oo ka Hadlay Hawlgalada Gobolada ee Ciidamada Ethiopia iyo Kenya »

Afhayeenka Al Shabaab oo ka Hadlay Hawlgalada Gobolada ee Ciidamada Ethiopia iyo Kenya

06:23 am | Muqdisho ( DHM-News ):- Afhayeenka xarakada Al shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa ka hadlay...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Xaaladda Buuhoodle oo Deggan iyo Faah Faahin Khasaarahii ka Dhashay Dagaalkii Shalay »

Xaaladda Buuhoodle oo Deggan iyo Faah Faahin Khasaarahii ka Dhashay Dagaalkii Shalay

06:20 am | Buuhoodle ( DHM-News ):- Faah faahin ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaallo shalay galabnimadii ku dhexamaray...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Dagaallo Xalay iyo Saaka ka Dhacay Qaybo Kamid ah Muqdisho »

Dagaallo Xalay iyo Saaka ka Dhacay Qaybo Kamid ah Muqdisho

06:15 am | Muqdisho ( DHM-News ):- Dagaallo ayaa habeenimadii xalay ilaa saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »

Dagaal Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo Ciidamada Somaliland oo Gawaari Looga Qabsaday »

Dagaal Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo Ciidamada Somaliland oo Gawaari Looga Qabsaday

04:56 pm | Buuhoodle ( DHM-News ):- Dagaal u dhexeeya Ciidamada maamulka Somaliland iyo Ciidamada deegaanka SSC ayaa galabta ka...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

Xaaladda Beledweyne oo Maalintii Saddexaad Cakiran Bandow Saaran iyo Hawlgallo ka Socda »

Xaaladda Beledweyne oo Maalintii Saddexaad Cakiran Bandow Saaran iyo Hawlgallo ka Socda

12:05 pm | Beledweyne ( DHM-News ):- Xaalad cakiran oo bandow ah ayaa saaran maalintii saddexaad magaalada Beledweyne ee xarunat...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

DKG ah oo taageertay howlgalkii ciidamada Maraykanku ay shaqaalaha gargaaka kusoo furteen [War-saxaafadeed] »

DKG ah oo taageertay howlgalkii ciidamada Maraykanku ay shaqaalaha gargaaka kusoo furteen [War-saxaafadeed]

11:55 am | Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay howlgalkii  ay shalay ciidamada sida gaarka ah u...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

Dagaallo Xalay Ilaa Maanta Qaybo Kamid ah Gedo iyo Jubadda Hoose ku Dhexmaray Ciidamada Huwanta iyo Al Shabaab »

Dagaallo Xalay Ilaa Maanta Qaybo Kamid ah Gedo iyo Jubadda Hoose ku Dhexmaray Ciidamada Huwanta iyo Al Shabaab

11:52 am | Dagaallo isdaba joog ah ayaa deegaano katirsan gobolada Gedo iyo Jubadda Hoose ku dhexmaray Ciidamada huwanta iyo...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

Guddiga Caddaaladda Baarlamaanka KMG ah oo Masuuliyadda Dabkii Suuqa Xamarweyne Dusha Uga Tuuray Maamulka Gobolka Banaadir »

Guddiga Caddaaladda Baarlamaanka KMG ah oo Masuuliyadda Dabkii Suuqa Xamarweyne Dusha Uga Tuuray Maamulka Gobolka Banaadir

11:33 am | Guddiga cadaalladda Baarlamaanka KMG ah ayaa maamulka gobolka Banaadir dusha uga tuuray masuuliyadda dabkii suuqa degmada Xamarweyne....

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo saaka soo kormeeray qeybihii gubtay ee suuqa Xamarweyne ( Daawo Sawiro ) »

Ra’iisul Wasaaraha oo saaka soo kormeeray qeybihii gubtay ee suuqa Xamarweyne ( Daawo Sawiro )

11:28 am | Muqdisho, January 26, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka soo kormeeray qeybihii gubtay...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

Raysal Wasaare Gaas iyo Masuuliyiin Kale oo Maanta Booqday Suuqa Degmada Xamarweyne ee Xalay Gubtay »

Raysal Wasaare Gaas iyo Masuuliyiin Kale oo Maanta Booqday Suuqa Degmada Xamarweyne ee Xalay Gubtay

07:20 am | Muqdisho ( Dhm-News ):-Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo Dawladda katirsan ayaa...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »

War Deg Deg: “Dab Xooggan oo Iminka ka Socda Suuqa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. »

War Deg Deg: “Dab Xooggan oo Iminka ka Socda Suuqa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

04:21 pm |       Muqdisho ( DHM-News ):- Dab xooggan ayaa 15-daqiiqo ka hor ka qarxay suuqa degmada...

January 25 2012 / Comments Off / Read More »

Ciidamada itopiyo oo wali kawada hool galo baaris ah magalada baled wayn ee gabalka hiiraan. »

Ciidamada itopiyo oo wali kawada hool galo baaris ah magalada baled wayn ee gabalka hiiraan.

04:00 pm |       Balad wayn( DHM-News ):-Ciidamada itopiya ayaa howlgalo aan caadi ahayn ka wada xaafada buundo...

January 25 2012 / Comments Off / Read More »

Xog Dheeraad oo ku Aadan Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Dekedaha iyo Maamulka Dekedda Muqdisho »

Xog Dheeraad oo ku Aadan Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Dekedaha iyo Maamulka Dekedda Muqdisho

01:54 pm |       Muqdisho ( DHM-News ):- Waxaa Cirka isku shareeray khilaaf xoogan ee  soo kala dhex...

January 25 2012 / Comments Off / Read More »

Dawladda KMG ah oo Go’aankii Ugu Dambeeyey Kasoo Saartay Dadka Deggan Guryaha Dawladda [ Warsaxaafadeed ] »

Dawladda KMG ah oo Go’aankii Ugu Dambeeyey Kasoo Saartay Dadka Deggan Guryaha Dawladda [ Warsaxaafadeed ]

01:18 pm | Muqdisho ( DHM-News ):- Kulan ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Dowladda...

January 25 2012 / Comments Off / Read More »

Ciidamada Dawladda oo 6-Askari oo Lagu Eedeeyey Jaajuusnimo ku Toogtay Qooqaanni »

Ciidamada Dawladda oo 6-Askari oo Lagu Eedeeyey Jaajuusnimo ku Toogtay Qooqaanni

12:55 pm |       Qooqaanni ( DHM-News ):- Ciidamada Dawladda KMG ah ee kusugan gobolka Jubadda Hoose ayaa...

January 25 2012 / Comments Off / Read More »

Qarax Geystay Khasaare Dhaawac oo Maanta ka Dhacay Beled-xaawo »

Qarax Geystay Khasaare Dhaawac oo Maanta ka Dhacay Beled-xaawo

12:50 pm |     Beled-xaawo ( DHM-News ):- Qarax geystay khasaare dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Beled-xaawo ee...

January 25 2012 / Comments Off / Read More »

Guriceel:Fadlan Caawi oo ka qaybqaado dhismaha Curyaamiinta Gobolada Dhexe

Name: SDDP Sort Code:20 35 93 Account Number: 43048837 Barclays

FALANQEYNTA 03.01.2012

MAQAL IYO MUUQAAL

realincome365.com Cash 365 days A Year

Burcadbadeeddii ka Badbaaday Weerarkii Maraykanka iyo Dadka Deegaanka oo ku Dagaalamay Deegaanka Xusuula ee Gobolka Galguduud »

05:03 pm | Xusuula ( DHM-News ):- Iska hor imaad khasaare geystay ayaa deegaanka Xusuula ee gobolka Galguduud ku dhexmaray kooxahii Burcadbadeedd ahaa ee dhowaan ka badbaadya weerarkii Maraykanka iyo malayshiyaad deegaanka ah. Weerarka oo ahaa mid lagu gaaday kooxaha Burcadda ah ayaa waxaa ku geeriyooday hal ruux, sidoo kale waxay dhaawacyo kasoo gaareen ilaa 5-qof oo kamid...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »
Burcadbadeeddii ka Badbaaday Weerarkii Maraykanka iyo Dadka Deegaanka oo ku Dagaalamay Deegaanka Xusuula ee Gobolka Galguduud

Dagaal Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo Ciidamada Somaliland oo Gawaari Looga Qabsaday »

04:56 pm | Buuhoodle ( DHM-News ):- Dagaal u dhexeeya Ciidamada maamulka Somaliland iyo Ciidamada deegaanka SSC ayaa galabta ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Dagaalka oo qarxay galabta abaaro 4-kii galabnimo ayaa waxa uu ka dhacay duleedka degmada Buuhoodle gaar ahaana deegaanka Sool Joogto. Dagaalka oo ahaa mid gaadmo ah oo ay soo qaadeen...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »
Dagaal Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo Ciidamada Somaliland oo Gawaari Looga Qabsaday

Burcadbadeeddii ka Badbaaday Weerarkii Maraykanka iyo Dadka Deegaanka oo ku Dagaalamay Deegaanka Xusuula ee Gobolka Galguduud »

05:03 pm | Xusuula ( DHM-News ):- Iska hor imaad khasaare geystay ayaa deegaanka Xusuula ee gobolka Galguduud ku dhexmaray kooxahii Burcadbadeedd ahaa ee dhowaan ka badbaadya weerarkii Maraykanka iyo malayshiyaad deegaanka ah. Weerarka oo ahaa mid lagu gaaday kooxaha Burcadda ah ayaa waxaa ku geeriyooday hal ruux, sidoo kale waxay dhaawacyo kasoo gaareen ilaa 5-qof oo kamid...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »
Burcadbadeeddii ka Badbaaday Weerarkii Maraykanka iyo Dadka Deegaanka oo ku Dagaalamay Deegaanka Xusuula ee Gobolka Galguduud

Lionel Messi oo u Cudar Daartay Taageerayaasha Xulka Argentina ( Xigasho kubada.net ) »

01:30 pm | The 24- jirkaan weerarka ugu ciyaaro kooxda Barcelana ayaa nolashiisa  ku qaatay inta badan dalka  Spain,  waxan modooyinka danbe soo badanaayay taageerayasha  xulkiisa ee dhalilah u jeedinaaya ciyaaryahanka Lionel Messi ayaa qirtay in eedeemahasi ay dhaawci karto kartidiisa ciyaared  ee kubada cagta isagoona ku celiyay in waajibka  ka saaran xulka uu ka badanyahay midka ka...

January 27 2012 / Comments Off / Read More »
Lionel Messi  oo u Cudar Daartay Taageerayaasha Xulka Argentina ( Xigasho kubada.net )

Gary Cahill joins Chelsea from Bolton Wanderers for £7m »

05:07 pm | The England defender, 26, became manager Andre Villas-Boas’ first January recruit. Cahill’s capture, for a fee of £7 million, followed a fortnight of wrangling over the player’s personal terms. Wages of approximately £80,000 per week were agreed on Friday, and Cahill watched his new club’s 1-0 Barclays Premier League win over Sunderland on Saturday from...

January 16 2012 / Comments Off / Read More »
Gary Cahill joins Chelsea from Bolton Wanderers for £7m

WORLD NEWS

Gary Cahill joins Chelsea from Bolton Wanderers for £7m

Gary Cahill joins Chelsea from Bolton Wanderers for £7m »

05:07 pm | The England defender, 26, became manager Andre Villas-Boas’ first January recruit. Cahill’s capture, for a fee of £7 million, followed a fortnight of wrangling over the player’s personal terms. Wages...

January 16 2012 / Comments Off / Read More »

SOMALILAND & PUNTLAND

Bilal el-Berjawi, oo la xaqiijiyay in saacado ka hor dilkiisii ay xaaskiisu ku dhashay Canug cisbitaal ku yaala Magaalada London.(Xog hoose oo ku saabsan qaabkii loo dilay) »

Bilal el-Berjawi, oo la xaqiijiyay in saacado ka hor dilkiisii ay xaaskiisu ku dhashay Canug cisbitaal ku yaala Magaalada London.(Xog hoose oo ku saabsan qaabkii loo dilay)

07:40 am |             Bilal el-Berjawi, oo ah dagaalyahankii u dhashay dalka Lebanon haystayna dhalashada wadanka Britain ayaa lagu soo...

January 23 2012 / Comments Off / Read More »

Bilal el-Berjawi:The 27-year-old’s wife is understood to have given birth to a child in a London hospital a few hours before the missile strike »

Bilal el-Berjawi:The 27-year-old’s wife is understood to have given birth to a child in a London hospital a few hours before the missile strike

02:22 am |             An alleged al-Qaida member from London is reported to have been killed in a missile attack...

January 23 2012 / Comments Off / Read More »

London Conference: Somalia needs sovereign and effective Governance »

London Conference: Somalia needs sovereign and effective Governance

05:51 pm |                     For the first time in 22 years, the leader of western donor...

January 22 2012 / Comments Off / Read More »

PRESS RELEASE: A Drone Strike Pronounces a Martyr! »

PRESS RELEASE: A Drone Strike Pronounces a Martyr!

10:38 pm |                 Mogadishu (21/01/20112) – At around 1400 hours Saturday three missiles fired from an unmanned...

January 21 2012 / Comments Off / Read More »

Dagaal Caawa Markale ka Dhacay Duleedka Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn »

Dagaal Caawa Markale ka Dhacay Duleedka Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn

07:36 pm |       Buuhoodle ( DHM-News ):- Dagaal u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka ayaa caawa dib uga qarxay deegaanka Sool...

January 21 2012 / Comments Off / Read More »

Madaxweyne Shariif oo bogaadiyay Guushii Ciidamada Huwanta baaqna u diray Bulshaweynta Muqdisho. »

Madaxweyne Shariif oo bogaadiyay Guushii Ciidamada Huwanta baaqna u diray Bulshaweynta Muqdisho.

08:43 pm |                       Halkaan ka akhriso warsaxaafadeed ka soo baxa xaa fiiska Madaxweyne Shiikh...

January 20 2012 / Comments Off / Read More »
Dagaal Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo Ciidamada Somaliland oo Gawaari Looga Qabsaday

Dagaal Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Buuhoodle iyo Ciidamada Somaliland oo Gawaari Looga Qabsaday »

04:56 pm | Buuhoodle ( DHM-News ):- Dagaal u dhexeeya Ciidamada maamulka Somaliland iyo Ciidamada deegaanka SSC ayaa galabta ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Dagaalka oo qarxay galabta abaaro...

January 26 2012 / Comments Off / Read More »
Laanta Socdaalka oo dhaqan galisay go’aankii maxkamada sare kana jawaabtay su’aalaha Soomaalida‏

Laanta Socdaalka oo dhaqan galisay go’aankii maxkamada sare kana jawaabtay su’aalaha Soomaalida‏ »

03:22 pm | Muqdisho ( DHM-News ):-Laanta Socdaalka ee dalkani Sweden ayaa boggeeda ku daabacday warbixin faahfaahsan oo ku saabsan isbadal ay ku sameeyeen sida ay hadda kaddib ula dhaqmi doonaan kiisaska midaynta...

January 23 2012 / Comments Off / Read More »

CIYAARAHA

Get Your News Widget